kacsiga siilka mala dareemaa sida guska?

kacsiga siilka mala dareemaa sida guska?


ADVERTISEMENTS
Mudooyinkii u dambeeyay waxaa soo batay cabashada mowduucan, dadyow farabadan oo dhibaatadan heysato ayaa ka dalbadey qorayaasha soomaaliyeed ee ka faalooda arimaha bulshada iney waxka qoraan aragtidan; mushkiladan oo culeyskeeda iyo saameynta weyn leh ayaan u istaagey inaan bal wax uun aan ka diyaariyo si tusaale iyo horudhac
ugu noqoto qoraalo  farabadan oo laga sameyndoono aragtidan.

Biyo-bax degdeg ah ama waxa loo yaqaano caafimaad ahaan
“Premature Ejaculation” loona soo gaabiyo waa xaalad ragga
uu ku biyo-baxo muddo labo daqiiqo gudahood ah ama waxka yar,
sida ku cad halbeega caafimaadka  sidoo kalena,

dumarkuna way yeelan karaan cudurkan, laakiin aad uma badna.
Ragga badankood waxay la kulmaan xaaladaan ugu yaraan hal mar
noloshooda, waxay kaloo daraasad la sameeyay sheegtay isku
celcelis muddada ay ragga ku biyo-baxaan inay tahay 5 ilaa 6
daqiiqadood sida caadiga ah  Waxaa kaloo jira
qeexid kale oo oranaysa “hadduu ninka biyo-baxo iyadoo weli
xaaskiisa dhamaysan inuu qabo.


Howsha galmada waxay u baahantahay inuu jiro Rabitaan , Kacsi  iyo Biyo-bax, haddii saddexdaas mid la waayo hawlgab ayaa jiro. Maxaa keeno biyo-bax degdeg ah?

HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: kacsiga siilka mala dareemaa sida guska?
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-19T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
kacsiga siilka mala dareemaa sida guska?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:30 PM and have 0 comments