Galmada Oo Si Kedis Ah Loo Joojiyo Waxaa Laga Qaadaa Xanuuno!

Galmada Oo Si Kedis Ah Loo Joojiyo Waxaa Laga Qaadaa Xanuuno!


ADVERTISEMENTS
Galmada Oo Si Kedis Ah Loo Joojiyo Waxaa Laga Qaadaa Xanuuno!


Inta badan waxa dhacda xiliga shaqada sariirta socoto in si kedis ah u joogsato shaqada taasi oo timaada in cunuga yar soo tooso ooyo , albaaabka la soo garaaco ama taleefanka soo dhaco waxa ayna hadii ay dhacdo keeneysa dhibaatooyin.

Ka sokoow ninka marka uu joojiyo shaqada dhibatoyinka gaara waxaa ka daran midda naagta gareysa .

Shaqada galmada oo si kadis ah loo joojiyay ayaa keeneysa in madax xanuun darran labada dhinac qaadaan Haweenka ayaa qaada dhabar xanuun hadii si kedis ah loo joojiyo , waxa ayna taqaatiirta ka digeen arinkaasi.

Ragga ayaa iyana qaada awood yari dhanka galmada ah iyo biyaha oo xilli hore ay soo tuuraan iyo waliba xanuuno dhanka xubnaha taranka ah hadii ay dhacaan in galmada si kedis ah loo hakiyo .

HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN 



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Galmada Oo Si Kedis Ah Loo Joojiyo Waxaa Laga Qaadaa Xanuuno!
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-30T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Galmada Oo Si Kedis Ah Loo Joojiyo Waxaa Laga Qaadaa Xanuuno!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments