gabdhaha wasmada jecel suna gud

gabdhaha wasmada jecel suna gud


ADVERTISEMENTS
Waxaa maanta  idiin haynaa faa’iidooyinka waaweyn ee galmada laga helo iyo dhibaatada badan ee laga dhaxlo halkan hoose ka sii akhri.



A)Faa’iidooyinka Baashaalka:



Kolka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido:-

1- Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa.

2- Dareemayaasha ayay fududeysaa .

3- Madax wareerka ayay bi?isaa.

4- Waswaaska ayay qofka ka qaaddaa.

5- Waxay xoojisaa aragga, wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.

6- Dhiiggay cusbooneysiisaa.

7- Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba?an ku haayo.



DHIBAATOOYINKA BAASHAALKA

Galmada oo uu qofku iska badbadiyo, jirkiisu inta uu xamili karo ka badanna ku khasbo dhibaatooyinka ka dhasha waxaa kamid ah:-

1- Maskaxda iyo murqaha ayay qallajisaa.

2- Fahmada iyo fudaydka ayay qofka ka qaaddaa.

3- Jirka iyo lafaha ayay daalisaa.

4- Cumriga qofka ayay soo dedejisaa.



La tasho dhaqtarkaaga Hospital-ka wixii dheeraad ka ah intaan



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: gabdhaha wasmada jecel suna gud
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-19T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
gabdhaha wasmada jecel suna gud



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments