Gabar laheyd Sababta in ay is Furaan Walaalkeed iyo Gabar uu Qabay

Gabar laheyd Sababta in ay is Furaan Walaalkeed iyo Gabar uu Qabay


ADVERTISEMENTS
Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa Waxa ay Sheegayaan in Maalinimadi Shalay aheyd ay luul Axmed Alaabadii ay Xaqa u laheyd Kasoo Rararatay Seygeedii Ku Balan Furay, Kasoo Balamahi uu Galay Dhamaan Kasoo Qaaday Waxba Kama Jiraan.

Axmed Taagane oo ah Ninka Luul Furay ayaa Waxa uu intii uusan Guursan Luul Ku War Galiyay in Marka ay Aqal Galaan uu Guri Gooni ah Dajin Doono, Laakin Ma uusan Sameyn Balantaas oo Waxa uu la Dajiyay Guri ay Daganayeen Waalidkiis, isaga oo Ka Tusaala Qaadanayay Maah Maahda ah ( NAAG BEEN BAA LAGU SOO XERO GALIYA RUNA WAA LAGU DHAQAA).

Hayeeshee Guurkooda oo Bilooyin uun Kasoo Wareegtay ayeey Maalmihii Lasoo Dhaafay Waxa ay Luul aad isugu Xumaayeen Dumaashideed oo Marar Badan isku Dhaceen, Tasoo Maalintii Shalay aheyd Qasabtay in Axmed Taagane uu Furo Xaaskiisa isaga oo Taag iyo Tabarba u Waayay Gabadha Walaashiis ah oo Taageero Ka Heleysay Hooyadeed.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabar laheyd Sababta in ay is Furaan Walaalkeed iyo Gabar uu Qabay
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-15T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar laheyd Sababta in ay is Furaan Walaalkeed iyo Gabar uu Qabay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments