Gabar calanka soomaaliyeed ku istaagaysa

Gabar calanka soomaaliyeed ku istaagaysa


ADVERTISEMENTS
Gabar calanka soomaaliyeed ku istaagaysa

Gabadhan waxay ku istaagaysaa calanka soomaaliya iyadoo gacanta ku sidda calanka somaliland, 


taas waxay tilmaamysaa cuqdada ay u qabto dalka soomaliya, waxaan wada ognahay somali iyo somaliland inay hal yihiin, somaliland waa dhul ka mid ah somali, 

iyadoo sidaas ay tahay ayay haddana gabadhan ku tumanaysaa calanka soomaali, 

laakin mid ayaan oran lahaa gabar sidan samaynayso waxaad ogaanaysaa inay aad u liidato oo ay rabto inay dadka soomaliyeed isku dirto, 


meeshii wax kale laga fikiri lahaa ayaa calan lagu istaagayaa, may samayso waxa isku keeni kara umadda soomaaliyeed dhamaantood





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabar calanka soomaaliyeed ku istaagaysa
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-20T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar calanka soomaaliyeed ku istaagaysa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments