Gabar 19 jir ayaan ahay siigada sideen u joojiyaa

Gabar 19 jir ayaan ahay siigada sideen u joojiyaa


ADVERTISEMENTS
Aniga gabar ayaan ahay oo da’deedu tahay 19 sano waxaan ku siigaystaa barkinta taasna waxaa sabab u ah mar hore ayaan la kulmay qof i faduulaiyay oo jirka iga taabtay uma ogolaanin inuu i fara xumeeyo, 

bikro ayaan ahay, marka aan taabto meesha kintirka raaxo waan dareemaa laakin waqti ayay u baahan tahay, 

marka aan taabto farjiga macaan daran ayaan dareemaa inaan wax galiyo ayaan rabaa, 

marka barkinta aan ku siigaysanayo waxaan ugu raaxaysanayaa sida nin run oo kale, 

dhib miyaa iiga imaan karo ila taliya walaalayaan, mar kasta waxaan rabaa inaan iska joojiyo siigada laakin ma joojin karo

JAWAAB:

walaal hadaad awoodo guurso nin xalaal kuu wanaagsan diinta

hadaadan awoodine iska soon maalin walbo intaan iska gooyneyso kacsiga iyo siigada


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabar 19 jir ayaan ahay siigada sideen u joojiyaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-24T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar 19 jir ayaan ahay siigada sideen u joojiyaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments