Erayo Macaan ah oo Ka Hadlaya Xanuunka Kalinimada u dir Jaceylkaaga kaa Fog

Erayo Macaan ah oo Ka Hadlaya Xanuunka Kalinimada u dir Jaceylkaaga kaa Fog


ADVERTISEMENTS
#Wadnaheyga aad buu u qaboow yahey maxaa yeeley adiga ayaa ku dhex sugan.

#Inaad ahaato ruux jaceylkiisa ugu horeeya waa mid aad u fiican laakiin waxaa kasii fiican inaa ahaato ruuxii ugu dambeeya.

#Haddii aan awood u lahaan inaan nolosha kugu siiyo shey waxaan ku siin lahaa inaa ogaato inta dhoola caddeyntaada xageyyga ugu weyn tahay markaas si aad u ogaato heerka aad agteyda ka joogta.

#Waxaad joogtaa dhinaceyga waxaad ku dhex jirtaa wadnahayga markasta iyo meel kasta waan ku arkaa maxaa yeeley waxaanba u haystaa in labadeena kaliya aduunka joogno.

#Kali ahaanshaha micnaheeda ma ogeyn laakiin waxaan ogaadey markaan ku bartay maxaa yeeley wehelkaaga ayaa iga dhigey ruux dhameystiran.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Erayo Macaan ah oo Ka Hadlaya Xanuunka Kalinimada u dir Jaceylkaaga kaa Fog
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-09T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Erayo Macaan ah oo Ka Hadlaya Xanuunka Kalinimada u dir Jaceylkaaga kaa Fog



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments