dumarka aan la guursan oo..

dumarka aan la guursan oo..


ADVERTISEMENTS
Boqortooyada sacuudiga ayaa horay u soo jeedisay Awaamiro ka dhan Ah haweenka dalkooda kana mid tahay ineysan gaari kaxeyn karin.
Dowlada waxaa ay hada soo saartay sharci ah in gabdhaha aan la guursan ineysan gali karin marnaba maqaaxiyooyinka laga cunteeyo ee dalkaas,waxaa qortay Dailymail.
Tani ayey dowlada sabab ugu dhigeysaa marka ay galaan gabdhuhu maqaayadaha iney shukaansi ku sameeyaan maadaama aysan heleynin meelo kale oo ay kula haasawaan raga,waxaa ay aheyd fursad u banaaneyd oo aysan Dowladu ku baraarugsaneyn laakiin hada Albaabada ayaa loolaabay.
Marka laga soo tago shukaansiga waxaa ay dowlada ka baqeysaa in gabdhuhu ay ku isticmaalaan halkaas telifoonada ,sidoo kalana ku cabaan sigaarka.
Sidaa daradeed maqaayadaha dalka Sacudiga waa laga ganaaxay iney galaan gabdhaha doobka ah.
Durba Arinkan ayaa dhaqan galay kadib markii milkiilayaasha maqaayadaha ay Albaabada ka xerteen kuna yiraahdeen,haween looma ogola.
Sacuudiga waxaa ka jira sharci mamnuucaya in haweeneyda ay ku dhex safarto dalka kaligeed.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: dumarka aan la guursan oo..
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-27T19:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
dumarka aan la guursan oo..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:30 PM and have 0 comments