DAAWO:Dowladda Kenya oo Bilaawday Aas-aaska Darbigii ay ka Dhisi lahayd Xuduuda (VIDEO)

DAAWO:Dowladda Kenya oo Bilaawday Aas-aaska Darbigii ay ka Dhisi lahayd Xuduuda (VIDEO)


ADVERTISEMENTS
DAAWO:Dowladda Kenya oo Bilaawday Aas-aaska Darbigii ay ka Dhisi lahayd Xuduuda (VIDEO)

Dowladda Kenya ayaa waxay bilowday inay Ciidamo lixaad leh keento Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya, 


bilaawdana aas-aaska  darbiga ay doonayso in ay ka hirgeliso xuduuda dheer, ee ay la wadaagto dalka Somaliya.


Arintaan ayaan saxaafada somalida wali soo hadal qaadin laakiinw ariyayaasheena wadaniyiinta ah ayaa daba galay arintaa

waxaana usoo gudbineynaa muwaadiniinta arintaan ka damqanaaya waxna ka qabankara xad gudubka iska cad ee kenya ku heyso wadankeyga soomaaliya



Halkan Riix Kadib Daawo



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO:Dowladda Kenya oo Bilaawday Aas-aaska Darbigii ay ka Dhisi lahayd Xuduuda (VIDEO)
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-21T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO:Dowladda Kenya oo Bilaawday Aas-aaska Darbigii ay ka Dhisi lahayd Xuduuda (VIDEO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments