Cilladda halkay kaga jirtaa shacabka soomaali

Cilladda halkay kaga jirtaa shacabka soomaali


ADVERTISEMENTS
Damaashaadka bulshada ku nool dacalada dunida kala duwan, gaar ahaan markaan  hadalno shabkeena, tlo ahaan maxaa loo la'yahay dowlad fiican oo dalka wax u qaban karta? 


wadankeena yaa ka dambeeya burburkiisa?


dadkeena soomaaliyeed waxaa la dhihi karaa waa dad haddii ay haysan lahaayeen dal toosan dad wax tar keeni lahaa, 


maxaase ku dhacay maanta hogaamiyeyaasha soomaaliyeed, 

runtii waxaa loo baahan yahay in lagu dadaalo dibu dhiska dalka hooyo, 


waan u jeedanaa meelaha aan ku nool nahay sida ay u dhisan yihiin, maxaa noo diidaya inaan ku dadaalno dhismaha dalka.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Cilladda halkay kaga jirtaa shacabka soomaali
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-14T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Cilladda halkay kaga jirtaa shacabka soomaali



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments