Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa

Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa


ADVERTISEMENTS
Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa

Biyaha iga baxaya waxay u eg yihiin dhareerka ukunta waxaan maqlay biyaha raga waxaa la rabaa inay u adkaadaan mishaarada oo kale 

sidoo kale inay u caddaadaan caanaha oo kale, qofka biyahiisa sidaas ahayn waxaa la dhaha ilmo ma dhali karo arintaas iga jaahil bixiya walaalayaal


Jawaab;

biyaha hadeey kaa jilcan yihiin badso walal cunista doonta iyo basasha iyo malaayga

cunto nafaqa leh oo badan cun si biyahaaga u yeeshaan awood una fiicnaadaan

waxii kaloo suaal aad qabtidna nasoo weydii




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-24T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Biyaha haddii ay jileec yihiin ma dhib baa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments