Al Shabaab oo Soo Bandhigay Dagaal ay Ciidamada Dowladda kula Galeen Shabeelaha Hoose (VIDEO)

Al Shabaab oo Soo Bandhigay Dagaal ay Ciidamada Dowladda kula Galeen Shabeelaha Hoose (VIDEO)


ADVERTISEMENTS
Ururka Al Shabaab ayaa Soo Bandhigay dagaal ay  la galeen Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaliya oo ku sugnaa tuulooyin ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Muuqaalkan Video-ga ah ayaan lagu sheegin goobta uu dagaalka ka dhacay iyo waqtiga uu dhacay intaba, iyadoo ay ku soo bandhigeen ciidamada Dowladda oo ka cararaya Fariisimihii ay ku sugnaayeen.

Ururka Al Shabaab ayaa marar badan weeraray ciidamada Dowladda ee ku sugan tuulooyinka ku yaala gobolkaasi, iyagoo ciidankani ay san ahayn kuwo aad u hubaysan, iskana difaaci kara weerarada abaabulan ee ay Shabaabku ku soo qaadaan.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Al Shabaab oo Soo Bandhigay Dagaal ay Ciidamada Dowladda kula Galeen Shabeelaha Hoose (VIDEO)
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-13T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Al Shabaab oo Soo Bandhigay Dagaal ay Ciidamada Dowladda kula Galeen Shabeelaha Hoose (VIDEO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments