5 Wax Yaabood oo Niyad Jab weyn ku haya Dumarka DABADA u weyn

5 Wax Yaabood oo Niyad Jab weyn ku haya Dumarka DABADA u weyn


ADVERTISEMENTS
Waxaa aalaaba la arkaa in raggu amaanaan, kana helaan dumarka gadaal u weyn, ayadoo nin walbaaba hadii la weydiiyo sababta, uusan si saxa uga jawaabi karin, balse uu kuu caddeynayo in ay uun iska wanaagsan tahay haweeneyda dabada u weyn, ishuna ay la dhaceyso.

Si kastaba, haba la amaano, ragguna haka daba hutiyaano haweenka gadaal u weyne, ma ogtahay in ay jiraan arrimo dhibaato ku haya haweenka gadaal u weyn, oo sababaya in aysan iyaga qudhoodu ku faraxsaneyn miisaanka gadaal ka saaran, maalin walbana ku abuura cuqdad hor leh.
Hadaba Xiiso Online ayaa kuusoo bandhigeysa 5 dhibaato oo ay qabaan haweenka gadaal u weyn, ayna jeclaan lahaayeen in laga bedelo, anagoo raacineyna sawiro daliil u ah arimahaan, arimahana waxaa fahmi kara oo kali ah haweenka nuucaan ah.
Marka haweeneyda gadaal u weyni ay meel bulsha badani joogaan is dhahdo ku sateecso, ceebtaan ayey ka dhaxashaa.


Marka ay koox asxaab ah sawir xusuusa la gasho, isha dadku sawirkeeda unbeey abaartaa, cuqdad ayeyna ka qaadaa haweeneyda nuucaan ahi.


Marka dadku baranayaan, wejiga ayagoon ku mashquulin ayey gadaal ishoodu qabataa, taasna waxaa ka dhasha faduulin iyo is dhibsi, haweeneyda gadaal u weyna durba waxey dareentaa in lagu xadgudbey.



Marka ay meel jaran jaro ah, ama dalcad ah koreyso, marnaba ma jeclo in gadaasheeda uu qof socdo, ayadoo dadka gadaal ka marta ama si boobsiis ah ku korta meeshaas.


Si walboo ay dhar fiican oo ku dhegan jirkeedana soo saaraya u xirato, dharkaasi ma noqdaan kuwa waara, waxa ayna durba noqdaan calal (kuwa duugooba) ayadoo badanaa u baahata dhar cusub.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 5 Wax Yaabood oo Niyad Jab weyn ku haya Dumarka DABADA u weyn
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-04T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
5 Wax Yaabood oo Niyad Jab weyn ku haya Dumarka DABADA u weyn



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments