Xariif Ma Tihid Inta Sidaan Sameneyso Xilliga Kulanka Macaanka Lagu Jiro Ee Iska Badel.

Xariif Ma Tihid Inta Sidaan Sameneyso Xilliga Kulanka Macaanka Lagu Jiro Ee Iska Badel.


ADVERTISEMENTS
-Ragg badan ayaa ciyaarta sariirta sameeya iyaga oo aan ka hor marin baashalin iyo xod xodasho ay u sameynayaan gabarta , taasina waxaa ka dhalaneysaa in haweeneydu dareento xanuun oo ka hor istaagaya in ay hesho macaanka ama gariirka galmada .

Ninka uma baahna sdia haweeneyda baashaalin badan oo romansi ah balse haweeneyda waxa ay u baahan tahay in badan oo baashaalin ah si ay ugu raaxeysato ciyaarta una gaarto gariirka galmada .

Ogoow haweeneyda waxa ay gariirka galmada gaari kartaa kullamaa mudada baashaalinta ay badato .


Waxa ayna khubarada arimaha qoyska ee daajis.com sheegayaan in 65% haweenka ay niyad jab ka qaadaan kulanka nooca aan laheyn istiinka iyo romansiga .

Baashaalinta hab gaar ah malaha balse lamaane waliba qaab gaar ah ayay isu baashaliyaan , muhiimada waxa ay tahay in ciyaarta ka hor la helo muddo ku filan oo cirka la isku soo taabsiin karo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Xariif Ma Tihid Inta Sidaan Sameneyso Xilliga Kulanka Macaanka Lagu Jiro Ee Iska Badel.
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-20T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xariif Ma Tihid Inta Sidaan Sameneyso Xilliga Kulanka Macaanka Lagu Jiro Ee Iska Badel.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments