Wax ka ogoow fircooni iyo suno kacsiga ma u siman yihiin

Wax ka ogoow fircooni iyo suno kacsiga ma u siman yihiin


ADVERTISEMENTS
Soomaalida waxay u kala bixiyeen gudniinka labo nooc fircooni iyo sunni ama suno furcooni waxay ugala jeedaan gudniinka gabadha laga xaluufinayo faruuraha cambarka kuwa gudaha iyo kuwa bannaankaba,

markaas ayaa si daran loo taltolayaa, marka la guursado dhib ayaa lagu bigrajabiyaa gabadha fircooniga loo guday, laakin midda suniga waxay ula jeedaan gabadha kintirka laga jaray iyo wax yar faruuraha gudaha, kaddib lama tulayo, waxaa su’aal mudan waxaa jira gabdho fircooni u gudan haddana kacsi la joogi la’ 


maxaa ka jira arrintan, jawaabtu waxay tahay naago waxaa jira kacsiga ku dhahay oo hormunkooda kacsiga badan yahay kuwan oo kale haddii aan la gudi lahayn kacsi baa dili lahaa



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wax ka ogoow fircooni iyo suno kacsiga ma u siman yihiin
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-26T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wax ka ogoow fircooni iyo suno kacsiga ma u siman yihiin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments