Ragga Xiliga Ay Galmada Kaga Baahanyihiin Xaasaskooda Sidee Lagu Gartaa?

Ragga Xiliga Ay Galmada Kaga Baahanyihiin Xaasaskooda Sidee Lagu Gartaa?


ADVERTISEMENTS
Xaasku in ay garato calaamadaha ninkeeda uu sameynayo xiliga uu u baahan yahay in sariirta ay ugu timaado ayaa ka mid ah waxyaabaha sii xoojinaya jaceylka labada qof ee isqaba.

Raga qaarkood gaar ahaan marka xaasku ay da’ ahaan kaweyntahay ninkeeda ayaaysan suura gal ka noqon qaarkood in ay si bareer ah ku yeeraan sariirta xaaskooda balse taas badalkeeda waxay bixiyaan calaamado sidaa ka dhigan sida in uu soo xirto shukumaan ama mara kale oo muujineysa qeyb kamid ah jirkiisa hoose.

Qodobadan cusub ayaa qaarkood lagu kal duwanaan karaa waxaana qaar kamid ah calaamadaha cusub oo raga qaarkood ay xaasaskooda ugu muujin karaan xiliga ay u baahan yihiin balse laga yaabo in ay xaaskuu meelkale ama howlkale oo guriga ah ku mashquulsantahay.waxaana kamid ah sida soosocota.

1- Haduu qolka jiifka joogo waxaa uu dheereeynayaa TV-ga ama Raadiyaha taaso kadhigan qolka soogal.
2- In uu iska dhigo in allaabta saran miiska qolka jiifka uu toos toosiyo isagoo kuma qashiinaya sharqantooda lagana yaabo qarkood in dhulka uu ku dhufto.
3- Foori ku cel celis ah iyo mararka qaar heesid ama gabyid.
4- In uu kuweydiiyo su’aalo badan, oo laga yaabo in aysan meeshab oolin.
115%;">5- In uu kuu sheego xanuun jira sida in uu ku dhaho madax ayaa I xanuunaya oo waa uu kululyahay isagoo raba in aad timaado kadibna aad ka taabato madaxa.
6- Hadaad caruur leedihiin oo uu kuusoodiro hadaad banaanka ku maqan tahay.
7- Cuntada oo inta uu kuu soodiyaariyo kadibna uu kuugu yeero inaad wax cunto.


Inkastoo calaamadahaasi iyo kuwo kale oo badan ay jiraan misna waxaa xaaska u muhiim ah in ay iska fahanto caalamada ninkeedu bixinayo xiliga uu u baahanyahay.ogowna ragu waxay jecelyihiin in looyimaado halkii uu kaaga yeeri lahaa.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ragga Xiliga Ay Galmada Kaga Baahanyihiin Xaasaskooda Sidee Lagu Gartaa?
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-04T21:01:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ragga Xiliga Ay Galmada Kaga Baahanyihiin Xaasaskooda Sidee Lagu Gartaa?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:01 PM and have 0 comments