Ragga Oo U Waasha Haweenka Tilmaamahaan Leh?‏ Ee Tolow sideen aan ku heli karnaa Dumarkaani…

Ragga Oo U Waasha Haweenka Tilmaamahaan Leh?‏ Ee Tolow sideen aan ku heli karnaa Dumarkaani…


ADVERTISEMENTS
Ragga ayaa ku kala dawan ka fakiradda iyo qaabka ay ku xulanayaan qofta ay doonayaan in ay xariirka la sameeyaan , waxa ayna ka eegaan dhinacyo ay ka mid yihiin .

Isku Kalsoonaanta: Ninka ayaa aad u jecel haweeneyda isku kalsoon , isla markaana taqaana sida ay u qaadaneyso go`aanada iyadoo uusan saameyn ku yeelan rayiga dadka kale , ragga haweeneydaas oo kale aad ayay u jecel yihiin waxa ayna aaminsan yihiin in mas`uuliyad ay leedahay .

Midda Leh Madax Banaani: ragga waa neceb yihiin haweeneyda haweenka kale u magan gasha si dhibaatooyinka haysta ula xaliyaan , ninku waxa uu raadiyaa haweenyda taqaan sida ay ku xalisan karto dhibka la soo gudboonaada iyadoo qof kale maciin bidin .

Haweeneyda Degan Happy-ga ah: qosolka iyo farxadda ayaa yareeysa dhibaatooyin maalimeedka waxa ayna haweenka ka saacidaa in ay ka hesho xoogaa nafis ah , hadaba ninka ayaa baadi gooba haweeneyda ka fog muragada .



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ragga Oo U Waasha Haweenka Tilmaamahaan Leh?‏ Ee Tolow sideen aan ku heli karnaa Dumarkaani…
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-17T20:34:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ragga Oo U Waasha Haweenka Tilmaamahaan Leh?‏ Ee Tolow sideen aan ku heli karnaa Dumarkaani…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:34 PM and have 0 comments