Qoraal Ragga anfacaya Oo ka caawin doona Sirta Nolosha

Qoraal Ragga anfacaya Oo ka caawin doona Sirta Nolosha


ADVERTISEMENTS
Karida awoodeed Ee galmada ninka mararaka qaar waxaa daciifiya cunooyinka uu qaato iyo howsha maalin laha ee uu qabto , wax yaabaha ugu daran ee awooda ragga laciifiya ayaa ah cabidda sigaarka iyo waliba sameynta galmo gacmeedka(siigada).

Sidoo kale waxaa jira cunooyin xoojiya awoodda galmo ee ninka waxaana ugu horeeya cunada , gaar ahaan qudaarta Fresh-ka ah iyo fawaakihda, malabka , iyo waliba noocyada kaluunka .

Haweneyda ayay la gudboon tahay in ninkeeda ay siiso timir waxa ayna timirta xoojisaa beerka waxa ayna jilicisaa caloosha .

Timirta waxa ay sidoo kale xoojisaa awoodda galmo maadaama ay ka kooban tahay maadada fosforka kaasi oo ah unug muhiim u ah , xoojinta iyo badinta shahwada sidoo kale maadooyin dajiya neerfayaasha ayaa ku jira si howsha ciyaarta ay si wacan ugu dhacdo.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qoraal Ragga anfacaya Oo ka caawin doona Sirta Nolosha
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-02T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qoraal Ragga anfacaya Oo ka caawin doona Sirta Nolosha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments