Qofka wuu iloobi karaa shey uu soo gatay Balse ma iloobi karo qoftii uu jeclaado

Qofka wuu iloobi karaa shey uu soo gatay Balse ma iloobi karo qoftii uu jeclaado


ADVERTISEMENTS
1- Waa dareen aad u macaan badan marka aad ogaato in uu jiro qof ku raadinaya marka aad maqan tahay .

2- Haddii la i yiraahdo kala dooro hantidada Qaaruun iyo jaceylkaada waxaan dooran lahaa hantida Qaaruun si an hadiyad ahaan aan kuugu keeno .

3- Imisa dayax ayaa jirta ? waa labo mid cirka jira iyo midka aqrinanaya fariintaan waana adiga qaaliyeey

4- Qofka waa uu iloobaa wax uu soo iibsaday ,,,, balse ma iloobo qalbi uu jeclaaday .

5- Qoraxda waxa ay soo dirtaa dahab dayaxana Dheeman aniga oo Yaasiin ah waxaan kuu soo dirayaa jaceylkeyga oo



6- Haddii la isu geeyo maalmaha farxadda ee nolosheyda dhab ahaan shumis, xittaa ma gaarayaan hal daqiiqo ee aan kula joogay .

7- Waxaan filayaa in hooyadaa ay aheyd Shini,, ma dareensan tahay sababta? maxaa yeelay malab ayay dhashay waana adiga qaali

8-. Dayax ayaan kuu soo diray si uu wadada kugu ifiyo ,, isaga oo careysan ayuu igu soo laabtay waxaan ku idhi maxaa kugu dhacay , markaas ayuu iigu jawaabay waxaad ii dirtay iftiin indhaha iga soo riday Waana adiga xabiibti.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qofka wuu iloobi karaa shey uu soo gatay Balse ma iloobi karo qoftii uu jeclaado
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-26T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qofka wuu iloobi karaa shey uu soo gatay Balse ma iloobi karo qoftii uu jeclaado



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments