Ninkaaga Markii Xaalka ka qasan yahay Sidan ula dhaqan (Talo Tilmaam wanagsan leh)

Ninkaaga Markii Xaalka ka qasan yahay Sidan ula dhaqan (Talo Tilmaam wanagsan leh)


ADVERTISEMENTS
Marka uu ninkaada yahay nin dabeecad qalafsan oo neerfoose ah waxa ay haweenka ku wareeraan habka ay ula dhaqmayaan ninka noocaas ah , hadaba wacdaraha ayaa ku siineysa talooyin muhiim ah

1- Waxaad isticmaashaa habka aamisnaanta kaasi oo badanaa guuleysta .

2- Ka codso in uu soo sameeyo jimicsi nooca ay doonto ahaato sida kubadda cagta taasi waxa ay keeneysaa in habkii neerfoosnimada uu ka baxo .

3- Waxaad siisaa fursad uu kaligiis uu ku daawado Tv-ga adiga oo aan su`aalo weydiineyn .

4-Ka codso in uu yareeyo heerka xanaaqiisa ugu yaraan caruurta hortooda si aysan saameyn ugu yeelan arintaasi caruurta.

5- U samee noocyada mac macaanka uu ka helo oo u keen kana fogeey caruurta .

6- Marka uu hadlayo aamusnaanta ku dadaal ka dib si degan jawaab u sii ama uga hadal waxa u sheegay .

7- Lugaha u dal daliig adiga oo aan la hadleyn .



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ninkaaga Markii Xaalka ka qasan yahay Sidan ula dhaqan (Talo Tilmaam wanagsan leh)
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-26T20:24:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ninkaaga Markii Xaalka ka qasan yahay Sidan ula dhaqan (Talo Tilmaam wanagsan leh)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:24 PM and have 0 comments