Ninkaaga Kaga Guulayso Kulanka galmada macaan kacsi kurid qofyahey (Talo Tilmaameed)

Ninkaaga Kaga Guulayso Kulanka galmada macaan kacsi kurid qofyahey (Talo Tilmaameed)


ADVERTISEMENTS
Haku wareerin sidii aad ku qancin lahayd saygaaga oo kaga guulaysan lahayd Kulanka sariirta maadaama dareen ahaan laga yaabo in aad tahay qof mar walba indha furan oo dareenka aan dhaqsi qaadan basle talo tilmaam kuugu filan ayaan kuu haynaa.



Ma fiican in haweenku mar waliba ay ku niyad jabaan Kulanka Macaan ee Ciyaarta Sariirta kaasoo sababi kara in ay ku caajisto Galmada , ugu danbeyn waxay dhibsanaysaa kulankaaga waxaana halkaas ka imaanaya isbadal iyo kala xiisid.






Hadaba si aysan sidaasi u imaan gabadhyahay isku day inaad Seygaaga kaguuleeysatid ood xiiso uyeeshid ciyaarta Sariirta , waxaadna ku dadaashaa inaad mararka qaar adigu bilaabtid bilaawga Raaxada , Tusaale adigu u raaxee oo si cajiib ah ukici dareenkiisa.



Kolkeey soo gaba gaboowdo dheh wonderful Meeting ayuu ahaa , usheeg in Seygaagu yahay mid Raaxo ka sameysan hadii san eheen xitaa  oo ku sii kasbo nolol macaani dheeraad ah.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ninkaaga Kaga Guulayso Kulanka galmada macaan kacsi kurid qofyahey (Talo Tilmaameed)
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-05T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ninkaaga Kaga Guulayso Kulanka galmada macaan kacsi kurid qofyahey (Talo Tilmaameed)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments