Ninkaada Neerfoose Ma Yahay ? Farsamo Aad Kula Noolaan Karto Ayaa Lagu Hayaa.

Ninkaada Neerfoose Ma Yahay ? Farsamo Aad Kula Noolaan Karto Ayaa Lagu Hayaa.


ADVERTISEMENTS
-Marka aad ogaato in ninka aad nolosha la wadaagtay uu yahay nin neerfoose ah isla markaana ku wanaagsaneyn wadahadalka deggan , kuna dhawaaqaya erayo qaldan maxaad sameyneysaa ? sida uu u dhaqmayo miyaad sameneysaa oo qaniiyo qaniiya ayaa ka fujisa ayaad galeysaa ? mise waad aamuseysaa oo waad u sabreysa adiga oo raadinaya xal guriga uu ku xasilnaado ? hadaba qaado talooyinkaan .

1- Adeegso hubka deganaasha si aad naftaada uga daafacdo neerfoosanimada ninkaada .

2- Dhageyso hadalka ninkaada oo sii ihtimaam , iskuna day in aad fahanto.

3- Waji macbuusnimadiisa kala hor tag dhoola cadeyn jilicsan taasi oo muujineysa haweenimadaada.




4- Dadka hortooda ha ugu muujin in uu qaldan yahay xittaa haddii taasi ay jirto , iskuna day ayay gaaloos.com ku leedaay in aad aamusnaanta magan gasho si dabeeysha xanaanqa uga degto si markaas aad wadahadalo ula furto.

5- Isku day in aad ogaato sababta ninkaada ka dhigeysa mid kacsan oo neerfoosa ah si aad u caawiso ugana yareyso dhibka .
6- Taqtar u tag haddii xaalka uu sii weynaado , si aad deganaasha gurigaada u hesho gabaryaheey haka daalin raadinta wax waliba oo xal ah oo ninkaada u wanaagsan .



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ninkaada Neerfoose Ma Yahay ? Farsamo Aad Kula Noolaan Karto Ayaa Lagu Hayaa.
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-20T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ninkaada Neerfoose Ma Yahay ? Farsamo Aad Kula Noolaan Karto Ayaa Lagu Hayaa.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments