Magaalada Hargeysa Oo Laga Hirgeliyey ATM markii ugu horeysay kkkkkkkkkk

Magaalada Hargeysa Oo Laga Hirgeliyey ATM markii ugu horeysay kkkkkkkkkk


ADVERTISEMENTS
HARGEYSA—Magaalada Hargeysa ayaa waxaa laga hirgaliyey hanaanka casriga ah ee adeegsiga lacagaha kala duwan ee loo yaqaan ATM kaasi oo si rasmi ah loogu daah furay magaalada.



Adeegan oo uu hirgaliyey bangiga Premier oo ah bangi islaami ah ayaa lagu wadaa inay adeegsadaan dadka qurbejooga ah ee dalka kusoo laabanaya iyo bulshada kale ee wadanka ku dhaqanba.



Wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa adeegan iyo sida uu u shaqaynayo ka waraystay Dr. Cabdiwali Sheekh Cabdilahi Suufi Jibriil oo ah u qaybsanaha bangigan ee Somaliland.



ATM Laga hirgeliyey Hargeysa




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Magaalada Hargeysa Oo Laga Hirgeliyey ATM markii ugu horeysay kkkkkkkkkk
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-05T19:22:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Magaalada Hargeysa Oo Laga Hirgeliyey ATM markii ugu horeysay kkkkkkkkkk



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:22 PM and have 0 comments