Ma Taqaan Qalabka Lagu Cabiro Heerka Uu Gaarsiisan Yahay Jaceylka Labada Lamaane ?

Ma Taqaan Qalabka Lagu Cabiro Heerka Uu Gaarsiisan Yahay Jaceylka Labada Lamaane ?


ADVERTISEMENTS
Dhunkashada ahmiyad weyn u leh nolosha Romantica labada lamaane , waxa ayna haweenka ula dhigan tahay neefta la qaato , kulamaa macaanka dhunkashada uu yaraado waxa ay noloshaas u baahan tahay dib u cusbooneysiin.

Dhunkashada ayaa ah Thermometer-ka lagu cabiro xaraarada nolosha labada qoys kulamaa ay ay kulushahay nolosha waa ay sii macaanaata hadii ay qaboow noqotana ogaada nolosha guriga qaboow ayaa soo galay .


Waxaa xusid mudan in haweenka ay ciyaarta sariirta ka jecel yihiin dhukanshada badan iyo xabad gilinta waxa ayna u tahay marqaati cad ,ogaaw ninyahoow jaceylka dhanka haweenka waxa uu u yahay dab holcaya waxaase damiya dabeeysha dhunkashada .

Maah-maah faransiis ah ayaa oraneysa dhunkashada ayaa ah wadada kaliya ee afka haweeneyda looga joojin karo hadalka badan .

Dhunkashada ayaa ah buundada isku xerta labada qalbi ee lamaanayaasha kullamaa dhunkashada kulushahay oo ay dheer tahay waxa ay sii xoojineysa xariirka iyo rabitaanka ah in la isla joogo .

Dhunkashada ayaa ah farsmo nin waliba aqoon , ogaaw haweenka dhukashada farxad ayay ka qaadaan , xasuusnoow haweeneyda dhunkashada hore waa ay la yaabtaa , midda labaad waa ay la bururtaa , tan sedexaad maba sugi karto.

Rag badan ayaa lamaanayaashooda gaarsiin macaanka ciyaarta kuu-kuun laminaaga iyaga oo kaliya u haysata raaxada isku soo bood iyo kala bood , ogoow haweenka ciyaarta ka dib wax ay aad u jecel yihiin dhunkasho iyo qoor gilin waxa ayna ka sii qaadaan raaxadii hore mid ka macaan maxaa yeelay haweenka qaarkood dhunkashada ayayba u gaaraan gariirka galmada .

Waxaase loo bahaan yahay si loo helo dhunkasho caafimaad qabta in si weyn loo daryeelo nadaafada afka.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ma Taqaan Qalabka Lagu Cabiro Heerka Uu Gaarsiisan Yahay Jaceylka Labada Lamaane ?
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-19T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ma Taqaan Qalabka Lagu Cabiro Heerka Uu Gaarsiisan Yahay Jaceylka Labada Lamaane ?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments