Kaalinta Internetka ee Burburka Qoyska

Kaalinta Internetka ee Burburka Qoyska


ADVERTISEMENTS
Sida aanu wada ogsoonahay, aaladda internetku waa mid si xooggan u sii qabsaneysa marba marka ka dambeysa qeybaha kala duwan ee nolosha aadanaha.


Internetku marka dhinaca wanaagsan laga eego-Waxa uu qeyb weyn kaga jiraa horumarka, 


waxbarashada, dhaqaalaha, ganacsiga iyo maamulka dowliga ah iyo kan hey’adaha gaarka loo leeyaha, laakiin waxa uu leeyahay waxyeelo marka si khaldan loo adeegsado.


Wariyeheenna maxamed Colaad Xassan ayaa warbixitan ka diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Kaalinta Internetka ee Burburka Qoyska
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-23T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Kaalinta Internetka ee Burburka Qoyska



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments