Gabar Sheegtay in ay dunida ugu jeceshay telka laga hasaawo

Gabar Sheegtay in ay dunida ugu jeceshay telka laga hasaawo


ADVERTISEMENTS
Gabar guur doon ah oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegtay nooca hasaawaha ay jeceshahay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay raga badankiis aysan la jaanqaadi Karin.


Gabadhan ayaa sheegtay in nooca hasaawaha ay aadka u jeceshahay uu yahay kan taleefoonka, isla markaasna ay weli haleeli la’dahay qofkii ay la wadaagi lahayd.

Waxay tiri:” Marka aan qofka taleefan kula sheekeysanayo, waxaan la eegtaa sheekada meesha ugu haboon, qaabka ugu haboon ayaan u fadhiistaa ama u seexdaa”.


Waxay sheegtay in qof ku haboon in ay

nolosha la qeybsato oo dooqeeda ah aysan heyn, iyadoo tiri :” qofkaad is tiraahdo armuu dooqaagu yahay, Wuxuu ka gaabinayaa dhinaca la sheekeysiga”.


SI kastaba dadka dunida ku nool ayaa leh dabeecado kala duwan oo la xiriira dhinaca hasaawa qeybsiga.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabar Sheegtay in ay dunida ugu jeceshay telka laga hasaawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-20T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar Sheegtay in ay dunida ugu jeceshay telka laga hasaawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments