Fiidmeer fara ba'an ku heysa gobalka New South Wales

Fiidmeer fara ba'an ku heysa gobalka New South Wales


ADVERTISEMENTS
Mas'uuliyiinta gobalka New South Wales ee Australia, ayaa ku dhawaaqay xaalad deg-deg ah oo ay ku caawinayaan magaalo ay go'doomiyeen tobannaan kun oo kibilaay ah.

Dadka deggan deegaanka Bateman's Bay, ayaa sheegay in dhawaqa, urka iyo saxarada fiidmeeta ay noloshooda khatiyaan galisay.

Mas'uuliyiinta gobalkaasi ayaa qorsheynaya in ay isticmaalaan ilaa iyo 1.8 malyan oo Doollar oo dib loogu rarayo xaywaankaas naasleyda ah, oo sidoo kale loo yaqaano Flying foxes (dawacooyinka duula).


Badanaa waxaa xayawaankan fiidmeerta soo jiita goobaha ay geedaha ku yaalaan.


Deegaanka Bateman's Bay, waxa ka baxa ubaxyo badan.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fiidmeer fara ba'an ku heysa gobalka New South Wales
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-24T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fiidmeer fara ba'an ku heysa gobalka New South Wales



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments