Fekerka ka dambeeya barta Somali Faces

Fekerka ka dambeeya barta Somali Faces


ADVERTISEMENTS
Wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya, Soomaali badan ayaa u kala hayaamay daafaha caalamka, halka da' yar badana ay ku dhasheen dibedda dalka.


Sanadihii dambe waxaa soo baxayay dhalinyaro qurba joog ah oo ku dadaalaya sidii ay u wanaajin lahaayeen aragtida laga qabo dadka Soomaalida ah.


Maxamed Ibraahim Shire, oo ku nool magaalada Leicester ee dalka Britain, waxa uu ka mid yahay asaasayaasha bar internet-ka ah oo lagu magacaabo Somali Faces, taasoo lagu soo bandhigo 

sheekooyin dhiiragelin leh oo ku saabsan shakhsiyaad Soomaali ah.
Farxaan Maxamed Jimcaale ayuu uga warramay waxa ku kalifay in ay sameeyaan bartan.





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fekerka ka dambeeya barta Somali Faces
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-07T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fekerka ka dambeeya barta Somali Faces



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:00 PM and have 0 comments