Faransiiska 17 wasiir oo dumar ah ayaa tacadiyada dumarka ka hadlay

Faransiiska 17 wasiir oo dumar ah ayaa tacadiyada dumarka ka hadlay


ADVERTISEMENTS
Todobo iyo toban haween ah oo horay wasiirro uga soo noqday Faransiiska ayaa sheegay in aysan ka sii aamusnaan doonin tacadiyada galmada la xiriira.

Wasiirradaas hore oo dhanbaal ku qoray wargeyska French ayaa sheegay in shantii dumar ah ee Faransiis ahba in mid kabadan ay la kulmaan tacadiyo noocaas oo kale ah.

Saxiixayaasha qoraalkaas ayaa sheegay in aan arrintan loo dulqaadan karin ayna tahay in raga qaar ay wax ka badalaan dabeecadahooda.

Waxay ku baaqayaan in dad badan ay ka hadlaan arrintan, sharciyada arrintaas la xiriirana la xoojiyo, si kiisas badan maxkamadaha loo keeno.

Todobaadkii hore ku xigeenka afhayeenka baarlamaanka Faransiiska, Denis Baupin, ayaa isu casilay eedaymo tacadiyo galmo la xiriira, balse wuu diiday eedaymahaasi



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Faransiiska 17 wasiir oo dumar ah ayaa tacadiyada dumarka ka hadlay
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-16T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Faransiiska 17 wasiir oo dumar ah ayaa tacadiyada dumarka ka hadlay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:00 PM and have 0 comments