[DHAGEYSO] Warar Cusub oo laga Helay soomalida laga celinayo Dalka Noway iyo xildhibaan sheegay in…

[DHAGEYSO] Warar Cusub oo laga Helay soomalida laga celinayo Dalka Noway iyo xildhibaan sheegay in…


ADVERTISEMENTS
Xilli Dowladda Norway ay Dalkeeda ka soo celineyso Soomaalida ku nool 

Wadankeeda islamarkaana iska dhiibay dalkaasi ayaa waxaa Arrintaasi ka hadlay Mas’uuliyiinta Soomaalida ee ka tirsan Dowladda Norway.


Xildhibaan Baashi Maxamed Muuse oo ka tirsan Golaha Degaanka Magaalada Oslo ee Caasimadda Dalka Norway oo Wareysi siiyay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in dowladda Norway ay kala hadlayaan in aan la soo celin Soomaalida iska dhiibay dalkaasi,waxaana uu xusay in Dalka Soomaaliya aan xiligaan lagu soo celin karin Dhanka amniga marka loo eego.


Xildhibaan Baashi Maxamed Muuse ayaa sidoo kale ugu baaqay Soomaalida dalkaasi ku nool in ay iska ilaaliyaan Magacyada aan aheyn Magacooda dhabta ah ee ay ku qoranayaan Social Media-ha ama Warbaahinta Bulshada,taas oo keeni karta in uu shaki galo Magaca ay Dalkaasi iskaga dhiibeen ee Sharcigana ku Qaateen



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: [DHAGEYSO] Warar Cusub oo laga Helay soomalida laga celinayo Dalka Noway iyo xildhibaan sheegay in…
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-24T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
[DHAGEYSO] Warar Cusub oo laga Helay soomalida laga celinayo Dalka Noway iyo xildhibaan sheegay in…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments