ADVERTISEMENTS
Louis Van Gaal, ayaa laga eryay xilkii tababarnimo ee kooxda Manchester United, waxaanna beddelkiisa loo aqoonsaday macallinkii hore ee Chelsea Jose Mourinho.
Ninka reer Dutch, ayaa qandaraaska uu kooxda kula jiray waxa uu ahaa seddex sanno, waxanna hadda uu naadiga la joogay labo sanno oo kaliya.
BBC Sports, ayaa sabtidii uu ku guulleystay FA Cup-ka waxa ay sheegtay ciyaartiisii ugu dambeysay inay aheyd.
Mourinho, ayaa la xaqiijiyay inuu heshiis shan sanno ah uu qallinka ku duugi doonno.

Posted by:
Published :2016-05-24T00:00:00+07:00
DEG DEG: Van Gaal oo la ceyriyay
Posted by 12:00 AM and have
0
comments
, Published at