Dawlada Soomaaliya oo Gudi u saartay MUUQAAL Qarsoodi ah oo laga Duubay Xarunta NISA iyo sida dadka loogu Dilo

Dawlada Soomaaliya oo Gudi u saartay MUUQAAL Qarsoodi ah oo laga Duubay Xarunta NISA iyo sida dadka loogu Dilo


ADVERTISEMENTS
Afhayeenka Wasaarada Amniga Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo shir jaraaid ku qabtay xarunta Wasaarada amniga ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay guddi u saartay baaritaanka jir dil la sheegay in loo geystay muwaadin Soomaaliyeed kaasi oo lasoo dhigay baraha bulshada.


Afhayeenka ayaa sheegay in gudigan oo xubno kamid ah ay ka socdaan wasaarada cadaalada ay baarayaan suurtagalnimada jirdilkaasi la sheegay iyo waxa kajira, islamarkaana natiijada baaritaanka bulshada loosoo bandhigi doono.

Sidoo kale afhayeenka wasaarada amniga waxa uu sheegay in shaqo ka joojin lagu sameeyey saraakiil ka tirsan waaxda baarista ee NISA kuwaas oo falkaan lala xiriiriyey, isagoo xusay in saraakiil kale la magacaabay.


HALKAN KA DAAWO VIDEO



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dawlada Soomaaliya oo Gudi u saartay MUUQAAL Qarsoodi ah oo laga Duubay Xarunta NISA iyo sida dadka loogu Dilo
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-28T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dawlada Soomaaliya oo Gudi u saartay MUUQAAL Qarsoodi ah oo laga Duubay Xarunta NISA iyo sida dadka loogu Dilo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments