Daraasad Cusub Oo la sameeyay: Ma riyootay adiga Oo baashaal samaynaya Ee qofkii ma aragtay Maalin cad

Daraasad Cusub Oo la sameeyay: Ma riyootay adiga Oo baashaal samaynaya Ee qofkii ma aragtay Maalin cad


ADVERTISEMENTS
Cilmi baaris ay sameesay jaamacada Universitay of Montreal ayaa sheegtay in riyada ay tahay qeyeb kamid ah hurdada ama ubixii hurdada, riyada ayaa kala duwan oo kal nooca ah,

Riyo waxaa jirto aad ku riyooto adiga oo noqday qof taajir ah ama barwaaqo helay, waxaa jirto oo kale riyo adiga oo ku haleeshay musiibo xun sidoo kale waxaa jirta riyo ah in aad ku riyooto adiga oo sameenaya galma.

Hadaba riyada galmada ayaa ah inta badan ah mid ku dhacda dadka aan wali guursan iyo lamaana yaasha kala maqan, riyada galmada ayaa ah qofka in uu ku riyooda wax yaaba kala duwan oo kala ah.

Adiga oo ku riyootay saaxiibkaa/saaxiitaa: gabadha oo ku riyoota iyada la galmooneesa saaxiibkeeda ayee daraasada sheegtay in gabadhaas ay gaartay dareenka meesha ugu sareesay ayna ubaahantahay guur waana astaamaha lagu garto qofka guur doonka ah, sidoo kale hadii uu wiilka ku riyooda saaxiibtiisa isaga la sameenaya galmo in uu ku raagay doobnimada una baahanyahay guur.

Ugu danbeeyntii Reer newbanaadir.com ayaa waxay ku leedahay noocyada galmada riyada ah ee uu qofka bini,aadamka ku riyooda isago sameeyananaya galma iskuna juniiba weaa nooca kamid ah riyoyinka waalida ah ee qatarta ku ah naftaada balse waxa mararaka qaaar qofka u keena juniibka inu daalo oo malintii dhan uu shaqo ku jiray.






ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daraasad Cusub Oo la sameeyay: Ma riyootay adiga Oo baashaal samaynaya Ee qofkii ma aragtay Maalin cad
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-05T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daraasad Cusub Oo la sameeyay: Ma riyootay adiga Oo baashaal samaynaya Ee qofkii ma aragtay Maalin cad



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments