ADVERTISEMENTS
Marka labada lamane in mudo ah wada joogaan ayaa haweeneyda waxaa ku sii kordha kalsoonida galmada ,waxa ayna u baahan tahay in ay la galmooto gacaliyeheeda.
-Dumarka ayaa tilmaamay in da’da afartanka ku helaan raaxada macaankeda ayna helaan qibrad taasi oo aysan helin xiliga da’da labaatameyda ku jiraan.
-Natiijada daraasad cusub ayaa tilmaameysa in haweenka macaanka raaxada galmada ay si dhab ah u helaan marka ay ku dhawaadaan da’da afartanka xiligaas oo guud ahaan xishoodka galmada ka baaba’ayo….
Warbixinada ayaa tilmaamaya in 80% haweenka da’da 40-ka ku jira ama u dhaw ay raaxada galmada u baahan yihiin 14 jeer bishii halka kuwa laabatanka ku jira u baahanyihiin 9-jeer bishii..

ADVERTISEMENTS

Posted by:
Published :2016-05-04T22:00:00+07:00
Da’da Ay Dumarku Ku Heelaan Kalsoonida Dhanka Galmada
Posted by 10:00 PM and have
0
comments
, Published at