Daawo Yaabka: Waraabe Hargeisa lagu qashay iyo dadkii iibsaday oo ka hadlay Faa’iidooyinka uu leeyahay (MUUQAAL)

Daawo Yaabka: Waraabe Hargeisa lagu qashay iyo dadkii iibsaday oo ka hadlay Faa’iidooyinka uu leeyahay (MUUQAAL)


ADVERTISEMENTS
Dhacdo la yaab leh ayaa waxay ka dhacday magaalada Hargeisa, Kadib markii halkaasi Lagu arkay Waraabe lagu dhexdilay magaalada Hargeisa.


Qaybaha kala duwan ee dadka ku nool magaalada Hargeisa ayaa Waraabaha ka goostay Qaybaha kala Duwan ee Jidhkiisa, iyadoona la kala iibsanayey, Qaar kamid ah dadkii iibsaday iyo Kuwii iibiyey ayaa ka warbixiyey Faa’iidooyinka uu leeyahay, waxayna sheegeen in Hablaha Jinku galo uu ka baxayo, Sidoo kalana waxay sheegeen in Guryaha dhiganayaan oo uu ka Ilaalinayo Jinka, Waxaana dhinaca kale Arintaas wax laga waydiiyey qaar kamida Culimada oo sheegay inay tahay mid Xaaraan ah. 





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Yaabka: Waraabe Hargeisa lagu qashay iyo dadkii iibsaday oo ka hadlay Faa’iidooyinka uu leeyahay (MUUQAAL)
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-16T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Yaabka: Waraabe Hargeisa lagu qashay iyo dadkii iibsaday oo ka hadlay Faa’iidooyinka uu leeyahay (MUUQAAL)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments