Daawo: Soomaali Maxkamad ku socoto Dalka MARAYKANKA oo isku Makhraati Furay iyo Buuq dhexmaray labada Qoys

Daawo: Soomaali Maxkamad ku socoto Dalka MARAYKANKA oo isku Makhraati Furay iyo Buuq dhexmaray labada Qoys


ADVERTISEMENTS
Daawo: Soomaali Maxkamad ku socoto Dalka MARAYKANKA oo isku Makhraati Furay iyo Buuq dhexmaray labada Qoys

Dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah saddex dhalinyaro ah oo ku eedaysan inay doonayeen inay ku biiraan ururka Daacish ayaa weli ka socota magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.


Dhagaysigii shalay waxaa su’aalo la weydiinayey mid ka mid ah dhalinyada qiratay inay doonayeen inay u safraan Siiriya, haatanna ku markhaati furaya saddexda dhalinyarada ah.

Waxaa sidoo kale Buuq ku dhexmaray Afaafka Hore ee Maxkmada Qoysaska Dhalay Dhalinyarada Lasoo eedeeyay Iyo kuwa ku Makhraati Furay, waxaana sidoo kale Kala shaki Baahsan soo kala dhex galay Soomaalida Minnesota.

HALKAN KA DAAWO VIDEO




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo: Soomaali Maxkamad ku socoto Dalka MARAYKANKA oo isku Makhraati Furay iyo Buuq dhexmaray labada Qoys
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-28T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo: Soomaali Maxkamad ku socoto Dalka MARAYKANKA oo isku Makhraati Furay iyo Buuq dhexmaray labada Qoys



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments