Daawo Muuqaal "Dumar Soomaaliyeed oo ku sii qul qulaayo Isbitaalka Dayniile iyo Sababta oo la ogaaday !!

Daawo Muuqaal "Dumar Soomaaliyeed oo ku sii qul qulaayo Isbitaalka Dayniile iyo Sababta oo la ogaaday !!


ADVERTISEMENTS
Dumar iyo Caruur Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobolada dalka iyo caasimada Muqdisho ayaa mudooyinkaan dambe waxeey buux dhaafiyeen Isbitaalka Degmada Dayniile oo howl caafimaad oo lacag la´aan ah ay ka socoto . 


Wasiirada Caafimaadka iyo Xildhibaano ka socday dowlada Soomaaliya ayaa booqday Isbitaalka degmada Dayniile oo xili kasta fuliya qaliino lacag la´aan ah waxaana Isbitaalkaan jiifa oo lagu daaweeyaa Dumarka isku-furma iyo caruur qaarkood laga keenay gobolada dalka . 


Halkaan ka Daawo Muuqaal Dumar Soomaaliyeed oo ku sii qul qulaayo Isbitaalka Dayniile iyo Sababta oo la ogaaday



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Muuqaal "Dumar Soomaaliyeed oo ku sii qul qulaayo Isbitaalka Dayniile iyo Sababta oo la ogaaday !!
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-25T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Muuqaal "Dumar Soomaaliyeed oo ku sii qul qulaayo Isbitaalka Dayniile iyo Sababta oo la ogaaday !!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments