Arimahan hadii aad aragtid Jaceyl waa isku dhamaaday (Xog Fiican)

Arimahan hadii aad aragtid Jaceyl waa isku dhamaaday (Xog Fiican)


ADVERTISEMENTS
 Inkatoo ay jiraan calaamado muujinaya in kalgaceylkii labada lamaane uu dhaamad ku dhaw yahay ayna jirto dhibaato xoogan oo ugu dambeyn keeni karta furiin .

Hadaba wacdaraha.com ayaa ku sheegeysa in arimahaas ay ugu horeeyaan iyadoo labada lamaane waayaan amateetkii ay isu hayeen ee ku aadanaa is weydaarsiga dhoola cadeynta iyo qosolka

1- in daaqadda uu ka baxay is weydaarsigii qosolka iyo dhoolacadeynta taasina waxa ay muujineysaa in labada dhinac isu aabo yeeleyn oo aysan dan iska laheyn tanina waa biloowga dhamaadka jaceylka

2- In uu dib u gurto isu hiloowtinaakii labada lamaane , xariirka nolosha dhadhan malaha haddii labada dhinac isu xiiseyn xittaa haddii saacado yar ay kala foogaadaan .

3- Is fahm la`aan timid iyo aragtida oo kala duwanaanta iyo waliba hoos u dhac ku yimaado tirada sameynta kulanka naxariista iyadoo haddii kulankaas usan ka horeyn dareen is fahan uusan laheyn dhandhan .



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Arimahan hadii aad aragtid Jaceyl waa isku dhamaaday (Xog Fiican)
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-07T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arimahan hadii aad aragtid Jaceyl waa isku dhamaaday (Xog Fiican)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments