Aqriso Qisa Dhexmartay Gabar iyo Aabaheed:- Gabadh tablet soo iibsatay iyo aabaheeda day waxa dhexmary

Aqriso Qisa Dhexmartay Gabar iyo Aabaheed:- Gabadh tablet soo iibsatay iyo aabaheeda day waxa dhexmary


ADVERTISEMENTS
Gabadh tablet soo iibsatay iyo aabaheeda day waxa dhexmary


اشترت إحدی الفتیات جهازا من نوع تابلت

عندما رأى أبوها الجهاز قال لها:

ما هي الخطوة التي قُمت بها مباشرة بعد شرائك الجهاز؟

قالت: وضعتُ على شاشتهِ رُقعةً، مُحافظة، تَقيها من الخَدش وغَطَّيتُ الجلد بغلاف..

الأب: وهل أجبركِ أحد على هذا؟
البنت: كلا.
الأب: بِرأيكِ بهذا الفعل.. أهنتِ الشركة الصانعة للجهاز؟
البنت: لا يا أبتِ! بل الشَّركة هي التي توصينا بوضع الغلاف! وأنا لا أريد أن يُخدَش.. لكي لا تسقط قيمته
الأب: وهل أصبح قبيحاً عندما وضعتِ الغلاف عليه؟
البنت: بنظري لا لم يصبح قبيحاً، وحتى إذا أصبح قبيحاً.. فالحِفاظ عليهِ أهم من مَنظره
نظر إليها أبوها برفقٍ وقال لها: هذا هو الحِجابُ يا ابنتي!!

Gabar ayaa waxay soo gadatay Tablet marka aabaheeda arkay wuxuu ku yiri: maxaad samaysay marka aad soo gatay tabletka?
waxay tiri waxaan saaray dhaladiisa balastik oo ka ilaaliya xagashada iyo gal xafidaya
Aabaha: qof miyaa kugu qasbay arintan?
Gabadha: maya 
Aabaha: shirkada samaysay miyaad u gaftay?
Gabadha: maya. aabe shirkada samaysay xitaa sidaas ayay dadka kula dardaarantaa, aniga ma rabo in xagasho ay gaarto oo marka qiimahiisa hoos u dhaco
Aabaha: mid xun miyuu noqday marka aad saartay galka?
Gabadha : saan u arko maya, xitaa haddii uu foolxumaado ilaalintiisa ayaa ka muhimsan aabaheeda ayaa si tartiib iyada u eegay markaasuu yiri xijaabka waa sidan gabadhaydyeey 



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Aqriso Qisa Dhexmartay Gabar iyo Aabaheed:- Gabadh tablet soo iibsatay iyo aabaheeda day waxa dhexmary
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-27T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Aqriso Qisa Dhexmartay Gabar iyo Aabaheed:- Gabadh tablet soo iibsatay iyo aabaheeda day waxa dhexmary



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments