5 Waxyaabood oo keena in Dareenka GALMADA ay yaraato & Waqtiyada ay yimaadaan

5 Waxyaabood oo keena in Dareenka GALMADA ay yaraato & Waqtiyada ay yimaadaan


ADVERTISEMENTS
 In la iska naco ama uu hamiya rabitaan ee kulanka sariirta uu yaraado waxaa sababteeda noqonaysaa mid u laabaneysa arimo physical or psychological sidoo kale waxaa xanuunkaas beeri kara xiriir xumo lamaanaha dhextimaada  .

Reer Bulsha ayaa gabaryahaan kuu sheegeysa haddii aad isku aragto arintaan isku day in aad xadido waxa u sabab ah ka dib si aad xal ugu hesho dhibkaada.damac la'aan

-Balwadda-Sida qaadka sigaarka, qamriga.

-Cilad ku jirta isu dheeli tirnaanta Hearomoyne-da .

-Mararka qaar waxa u sabab ah xanuunada Dhiig yarida,Kansarka , Sokorta ama dhiig karka

-Xanuun aad dareemeyso marka la sameynayo is dhex gala ciyaarta .

Sidoo kale arimo badan oo nafsiyan ah( ) ayaa sabab u noqon kara sida .


1-Wel-welka

2-Shook Kugu Dhacay xilliga caruurnimada.

3- Murugo joogto ah.

4- In aad horay ula soo kulantay kufsi

5-Dhibaatooyin lamaane tusaale khiyaano jaceyl, in aad dareemin jaceyl.

Mar hadii arimahan aad mid ka mid ah isku aragtid talo dhaqtar raadi





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 5 Waxyaabood oo keena in Dareenka GALMADA ay yaraato & Waqtiyada ay yimaadaan
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-24T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
5 Waxyaabood oo keena in Dareenka GALMADA ay yaraato & Waqtiyada ay yimaadaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments