Ragga Dunida ugu waaween Xubinta Taranka aqriso Somalia maku jirtaa

Ragga Dunida ugu waaween Xubinta Taranka aqriso Somalia maku jirtaa


ADVERTISEMENTS
Xubinta taranka ragga waa mid ahmiyad gaar uleh ragga waana qeyb kamid ah muujintiisa raganimo, waana xubnaha jirkiisa kuwa ugu mihiimsan, hasa ahaatee dunidaan aan ku nool nahay raga kama sina dhanka xubinta taranka, wadamada ayaa hogaamiya liiska xubinta taranka raga.
Hadaba shabakada Heegan24.net  waxay idiin soo gudbin doontaa daraasad lagu soo daabacay  jurnal Personality and Individual Differences taas oo ku soo bandhigtay sida ragga aduunyada ku nool ay ukala aalad wayn yihiin.
buaty
Daraasada ayaa sheegtay in ragga dunida ugu xibinta taranka wayn ay ku nool yihiin qaarada Africa gaar ahaan wadanka  Republic of Congo sida lagu xusay daraasada ayaa sheegtay in ragga ku nool dalka  Republic of Congo ay gaareeso dhirirka xubinta tarankooda isku cel celis 7.1 inches.
Sida ay aduunyada ugu kala haroosa dhanka kaalimaha xubinta taranka raga ayaa ah sidatan:
Republic of Congo – 7.1 inches
Ecuador – 7 inches
Ghana – 6.8 inches
Colombia – 6.7 inches
Iceland – 6.5 inches
Italian – 6.2 inches
South Africa – 6 inches
Sweden – 5.9  inches
  Greece – 5.8 inches
German – 5.7 inches
New Zealand – 5.5 inches
Britain – 5.5 inches
Canada – 5.5 inches
Spain – 5.5 inches
France – 5.3 inches
Australia – 5.2 inches
Russia – 5.2 inches
USA – 5.1 inches
Ireland – 5 inches
Romania – 5 inches
China – 4.3 inches
India – 4 inches
Thailand – 4 inches
South Korea – 3.8 inches
North Korea – 3.8 i inches



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ragga Dunida ugu waaween Xubinta Taranka aqriso Somalia maku jirtaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-15T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ragga Dunida ugu waaween Xubinta Taranka aqriso Somalia maku jirtaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments