Qiso Ka Dhacday Borama: Jacayl Daacad Ah Ayuu Igu Abuuray 4 Sano Kadib Markaanu Nolosha Wada Qaybsan Rabnay Gabadh Reer Borama Ah Ayuu iga Raacay…Qiso Sanadkani Dhacday

Qiso Ka Dhacday Borama: Jacayl Daacad Ah Ayuu Igu Abuuray 4 Sano Kadib Markaanu Nolosha Wada Qaybsan Rabnay Gabadh Reer Borama Ah Ayuu iga Raacay…Qiso Sanadkani Dhacday


ADVERTISEMENTS
Qiso Ka Dhacday Borama: Jacayl Daacad Ah Ayuu Igu Abuuray 4 Sano  Kadib Markaanu Nolosha Wada Qaybsan Rabnay Gabadh Reer  Borama Ah Ayuu iga Raacay…Qiso Sanadkani Dhacday Sidaad Hoos  Ka Akhrisan Dooontaanba Qisadani Waxay Dhex Martay Gabadh Reer Jigjiga ah iyo wiil reer hargeisa ah wiilkani oo magaciisa gabadhu ku sheegtay SAMATAR MUUSE gabadha lagu magacaabo FARTUUN ISMACIIL ayaa labadooda waxa dhex martay qiso jaceyl ah anagoo idiin soo koobayna qisadani waxay soo bilaabantay 2012 kii Samatar iyo Fartuun waxay waxa is baray fartuun walaalkeed oo magaciisu yahay SHARMAKE ISMACIL sababta uu isu barayna ahayd in

xiligaasi  Samatar ahaa wiil wanaagsan o waxbarashada ku fiican gabdhahana sharfa  is barasho kadib ilaa muddo lix bilood ah saaxiibtinimaddii ayaa sii fogaatay waxayna isku badashay jacayl ilaa heer ay gaadheen inay dadkii xaafadu isku ogaadeen balse wiilkan samatar lagu magacaabo ee gabadha ay isjeclaayen wuxuu ahaa wiil gabdhaha sharfa oo aan xumaaan iyo arrimo galmo ah ku sameyn runtii fartuun kalsooni wey ayay usii qaaday markay arragtay inuu yahay nin edeb iyo diinba leh oo aan kusoo xad gudbayn 2 sano markay isla socdeen ee jaceylkooga labada qoysba ogaadeen ayaa wiilka iyo gabadha laga codsaday inay is guursadaan oo la isku daro maadama ay dadku si kale u arki karaan balse waa ay ka biyo diideen oo labadooduba waxay ogaan ku gaareen markay waxbarashada dhameeyan inay is guursadaan intaa kalena kulankoogu yaraan doon si ayna bushadu qalad uga fahmin jaceylka labadani lamaane,

Waxa Idiin Soo Diyaariyey Websiteka Bulshodoon.net

Sanadkani Hadda aaanu ku jirni ee 2016 ayay labadiiba waxbarashadii u dhamaatay iyadoo jaeylkoogiina aysanw axba iska badalin bishii koowaad ee sanadkan ayay saddex mar kulmeen iyadoo wiilku uu u sheegay marka bisha saddexaad ee hadda aanu soo dhaafnay ay qalin jabiyaan  inuu safar shaqo oo hay’ad ah uu ugu bixi doono gobolka awdal gaar ahaan magaalada borama waa ay ka aqbashay arrintaasi waxa la gaadhay bishii saddexaad qalin jabintii kadib waxa uu u amba baxay magaalada boorama isagoo wata gaadhi xafiiska shaqada laga gudoonsiiyay isagoo ku taamayay soo laabashadiisa inuu lamaantiisa arroos caalami ah udhigo ayaa waxa soo kala dhex gashay duufaan qodxo wadata ileeyn jacayl xaasid ma waaye ,, Waxay xafiiska shaqada ee borama isku barteen gabadh qurbaha ka timid oo ilaahay qurux udhameeyay kana soo jeeda gobolka awdal is barasho kadib waa ay wada kulmi jireen waqti kasta iyagoo habeenkiina ku hoyan jiray HOTEL RAYS ee magaaladaasi ugu shidan habeen kasta waxay kawada hadli jireen arrimo shaqada quseeya iyagoo meel yaroo gooni ah fadhiya gabadhuna soo jiidasho ayay lahayd waxay ahayd gabadh firfircoon oo qosol badan muddo usbuuc ah gabadhi waa jeclaatay wiilkii intaysan usoo bandhigin ayay jiljileec u muujisay iyo dabacsanaan si uu xageega ugusoo liico,( bulshodoon.com)

isfahan iyo kaftan isku tuurtuura kadib waxa dhacday habeen habeenada ka mid ah inay qolkiisa kusoo garaacdo iyadoo damacsanayd inay hal habeen laseexato wiilkan quruxda badan iyadoo ku marmarsiyoonaysa faylal shaqo albaabka ayuu ka furay way usoo gashay kadib waxooga saddex saacadood bay lafadhiday saacadu waxay sii cagaynasaa 2 habeenimo laba qof oo kasta oo nin iyo naag ahna shaydaan ayaa saddexeeya kadib wiilkii dareen ayaa galay isagoo wali kantoroolkiisu joogo ayuu dhowr jeer ku dhahay iska seexo waa ay ka diiday markay aragtay inuu soo dhibsanayo ayay ayay soo agfadhiisatay sariirtiisa iyadoo amaanaysa oo ku leh wiil fiican ayaad tahay runtii qof adigoo kale ah lama heli karo iyadoo kolba kusii durkaysa wiilkii waa bini’aadam e wuu is xajin waayay meeshina waxa ka dhacay wax aan loo baahnayn oo fool xumo ah runtii wuxuna soo xasuustay jacaylkiisi daacada ahaa isagoo ka shalaynaya xumaanta uu sameeyay ilaa labo bilood oo kale ayay shaqadiisi sii socotay oo gobolka awdal oo dhan uu kusoo joogay arrimo shaqo labadii bilood gudahood waxa kusoo baxay gabadhii uur lama filaan ah waxayna u sheegtay samatat yare waa uu naxay tallo ayaa ku ciirtay wuxuna ku qasbanaaday intaysan fashilmin arrintani inuu arooso gabadh oo cideeda ka doonto isla markiiba waxa fashiliyay arrintii arooska wiilal ay asxaab ahaayen oo u sheegay fartuun in caawa uu aroosayo samatar halkaasi oo naxdin weyni ka dhalatay  balse samatar ma uusan rabin jaceylkiisi hore inuu niyada ka dillo maadama arrintani shil ay ahayd wuxuna rabay labadoodaba inuu guursado balse fartuun ayaa lasoo hadashay waxayna weydiisay maxaad jaceeylka daacada ah igu abuuraysay haddii aad sidan sameynayso talo ayaa ku ciirtay wiilkii waxana uu usheegay inuu wali jecelyahay oo arrintani kadis ku dhacday bini’aadamkuna qaldami karo ugu dambeyntii fartuun niyada ayaa ka jabtay halkaasina waxa ku burbuay jaceeylkii macaanka badnaa ee kala dhexeeyay labadooda………..bulshodoon kala soco qisooyinka runta ah

Naga Raali Noqda Qisada Si Deg-deg Ah Baanu Udul Marnay Balse Buuga Wali Lama Soo daabicin Intanba Waxa Si deg-dega ah aanu uga helnay Fartuun oo uu samatar uga sheekeyay siday wax udhaceen mahadsanidiin dhamaaantiin lasoco buuuga marka lasoo saaro waa qiso xanuun badan




Riix Halkan Ka Daawo Sawirada Wiilka Iyo Gabadha Kale Ee Uu Ka Raacay Fartuun



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qiso Ka Dhacday Borama: Jacayl Daacad Ah Ayuu Igu Abuuray 4 Sano Kadib Markaanu Nolosha Wada Qaybsan Rabnay Gabadh Reer Borama Ah Ayuu iga Raacay…Qiso Sanadkani Dhacday
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-09T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qiso Ka Dhacday Borama: Jacayl Daacad Ah Ayuu Igu Abuuray 4 Sano Kadib Markaanu Nolosha Wada Qaybsan Rabnay Gabadh Reer Borama Ah Ayuu iga Raacay…Qiso Sanadkani Dhacday



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments