Ninkeyga raaxo waxba kama yaqaano Guska ayaa ka soo horeeya ee maxaan sameeyaa!!

Ninkeyga raaxo waxba kama yaqaano Guska ayaa ka soo horeeya ee maxaan sameeyaa!!


ADVERTISEMENTS
Baashaalka sariirta barasho gaar ah ahyay u baahan tahay sida Gaariga marka aad baranaysid Bare aad u baahan tahay wacdaraha.com ayaa gabdhaha u iftiiminaysa qaabka farsamaysan ee ay nimankooda ugu sheegan karaan in ay Bargo’ yihiin oo aanay qanacsaneen.

Si kaxeynta gaariga u baratid waxaa qasab ah in madax adeegga iska ilaaliso iyo hadalka qalafsan , sidoo kalana ciyaarta sariirtana waa saas oo kale, waa in aadan ku dhihin hadal dhibaya kana si careeysiinaya taasi oo sii xumeyneysaa wax qabadkiisa shaqada sariirta .

Si aadu barto farsamooyin uu sara ugu qaadayo qancintaada waxaa muhiim ah in aad siisaa casahro afka ah oo toos ah adiga oo dhaq dhaqaaqyo u muujinaya , tusaale ahaan waxaa suura gal ah in aad u baahan tahay in marka ciyaarta lagu jiro in gacantiisa uu meel jirkaaga ka mid ah ku salaaxo u sheeg qaabka aad rabto in uu sameeyo .

Wax yaabaha ugu muhiimsan ee kaa caawinaya in aad u sheegto ninkaada habka aad u rabto in raaxada uga hesho waxaa ka mid ah .

1- In Aad Furayaasha Siiso : inta badan haweenka gariirka macaanka kuma garaan galmada tooska ah ,haweeneydu waxa ay u baahan tahay in si wacan looga soo dareen kiciyo kintirka si toos ah , sidaa oo ay tahay waxaa jira haween aamisan in macaanka kaliya lagu gaaro galmada tooska ah , ogoow ninka galmo iyo baashaalin macaan ayuu sameynayaa marka uu ogsoon yahay goobaha lamaantiisa raaxada ka qaadato ee gabaryaheey u sheeg goobaha aad raaxada ka hesho si hawada sare uu ku giliyo.

2-Kala Fogaansho : farqi weyn ayaa u dhaxeeya qaabka macaanka ay ku helaan ragga iyo haweenka , ninka waxa uu macaanka dhan ku gaaraa afar daqiiqo kaliya in biyaha uu soo tuuro ayay ku xeran tahay halka haweenyda ay u  baahan tahay 10 daqiiqo oo baashaalin meel waliba ah markaas ka dib loo qaado heesaha qaraamiga , marka gabaryaheey u sheeg in aad u baahan tahay baashalain kulanka ka hor iyo ka dib.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ninkeyga raaxo waxba kama yaqaano Guska ayaa ka soo horeeya ee maxaan sameeyaa!!
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-22T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ninkeyga raaxo waxba kama yaqaano Guska ayaa ka soo horeeya ee maxaan sameeyaa!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments