kkkkkkk Saudi Arabia balaayo ha u ciyaarto ,bal eega sideey Laacibkii weynaa u bahdileen kkkkkkkk ku dhaheen tinta ciyaal siiyaha ayaad leedahay kadibna inteey maqas qaateen ayey timahii ka gureen .

ADVERTISEMENTS

Ciyaar yahan ka Tirsan Xulka Qaranka dalka Sacuudiga oo ka mid ahaa Kooxda Kubada Cagta ee Al-Shabaab, ayaa garoonka dhaxdiisa Timaha lagaga jaray, kadib markii lagu eedeeyay in uu timaha usoo jartay qaab aan wanaagsaneyn,oo aan Diintu Ogolayn sida uu ku soo eedeeyay macalinkiisa kooxdaasi,waxaana aakhirkii lagu boobay maqasyo garoonka dhexdiisa ee ay ciyaari ka dhacaysay.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa mamnuucday in ciyaartoyda ay tinta u jartaan sida ay u jartaan Ciyaartowda Reer Galbeedka, waxa ayna Dowlada sheegtay in qaab jariinka xun uu ka hor imaanayo timo jarista sharciga ee u jartaan dadka Islaamka ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: kkkkkkk Saudi Arabia balaayo ha u ciyaarto ,bal eega sideey Laacibkii weynaa u bahdileen kkkkkkkk ku dhaheen tinta ciyaal siiyaha ayaad leedahay kadibna inteey maqas qaateen ayey timahii ka gureen .
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-13T22:41:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
kkkkkkk Saudi Arabia balaayo ha u ciyaarto ,bal eega sideey Laacibkii weynaa u bahdileen kkkkkkkk ku dhaheen tinta ciyaal siiyaha ayaad leedahay kadibna inteey maqas qaateen ayey timahii ka gureen .

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:41 PM and have 0 comments