Iman Abdulmajid oo geeri kale naxdin leh ku dhacday: Sawirro

Iman Abdulmajid oo geeri kale naxdin leh ku dhacday: Sawirro


ADVERTISEMENTS
Gabadha soomaaliyeed ee dharka iyo walxaha la isku qurxiyo ka ganacsata Iman Abdulmajid ayaa waxaa mudo laba bilood gudohooda soo wajahay labo geeri oo naxdin leh kuwaas oo ku kala yimid odaygeeda David Bowie iyo hooyadeed oo shalay geeriyootay.


Odeygeeda David Bowie ayaa isagu u geeriyooday cududrka dilaaga ah ee loo yaqaan Kankarada bishii Janaayo ee sanadkan, geeridaas oo naxdin iyo murugo ku abuurtay bahda fanka ee caalamka isagoona David ka mid ahaa ragga ugu caansan fanka adduunka.

Si kastaba tacsida labaad ayaa dhacday shalay, iyadoona Imaan ay weysay hooyadeed Maryan Baadi, sida ay iyaduba kusoo bandhigtay barteeda sawirrada ee Instagram.

Iman Abdulmajid oo geeri kale naxdin leh ku dhacday: Sawirro




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Iman Abdulmajid oo geeri kale naxdin leh ku dhacday: Sawirro
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-04T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Iman Abdulmajid oo geeri kale naxdin leh ku dhacday: Sawirro



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments