DOONI KU QARAQANTAY BADDA MEDITERRANEAN-KA EE UU DHAXAYSA MASAR IYO ITALY OO AY KU GEERIYOODEEN 460 QOF OO UU BADNAA UBAXII GOBOLLADA TOGDHEER IYO HARGEISA

DOONI KU QARAQANTAY BADDA MEDITERRANEAN-KA EE UU DHAXAYSA MASAR IYO ITALY OO AY KU GEERIYOODEEN 460 QOF OO UU BADNAA UBAXII GOBOLLADA TOGDHEER IYO HARGEISA


ADVERTISEMENTS
Alle ha unaxariistee Waxaa shalay ku Geeriyooday Badwaynta Mediterranean-ka ee uu Dhaxaysa Masar Iyo Italy Dad Gaadhaya 460 qof oo Uu Badnaa Ubaxi Gobolka Togdheer Iyo Hargeisa

Doon siday tahriibayaal badan  isla markaan Laba Todobaad Ka Hor ka baxday magaalada Alexandiraya ee dalka Masar ayaa waxay ku dhacday Biyaha Udhexeeya Giriiga Iyo Talyaaniga  Waxaana La Sheegay In Doontani Ay Ka Shiraaqatay caasimada labaad ee dalka masar Ee Alexandria oo ah meesha inta badan ay ka baxaan doon yahay tahriibka ee ku siijeeda dalka Talyaaniga.

Ku dhawaad 460 Qof oo ah dadkii ka tahriibay Dalka Masar ayaa Ku Geeriyooday Badweynta. Kadib markii ay isku dhaceen, Doonta Dadka Waday iyo Laash ka mid ah. Kuwii usoo gurmanayey tahriibayaasha, Doonta waxaa saarnaa 500 oo qof dad ka badan

Halkan hoose ka akhri qaar ka mid ah dadkaas Somalilada ah ee ku jiray muhaajirintaas ku naf waayey  doontaas xalay ku degtay  bada

axmed shuuriye iyo Xaaskiisa AHN (Burco )
cismaan cabdi wali shagaxle AHN (Burco )
baashe farax jamac AHN (BURCO)
mukhtarCiise AHN (BURCO)
maxamed faroole AHN
ciise Cali AHN
Ahmed aadan AHN
ayman AHN
Koos Xuseen Cali AHN (BURCO )
khadra AHN
farduus burco AHN (BURCO )
ruqiya adiris AHN
1maxamed mire AHN
Cawaaale warsame sandool oo ahaa saxafi ka wakhti xaadirkaa ka shaqayn jiray qaar kamida idaacadaha muqdisho




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DOONI KU QARAQANTAY BADDA MEDITERRANEAN-KA EE UU DHAXAYSA MASAR IYO ITALY OO AY KU GEERIYOODEEN 460 QOF OO UU BADNAA UBAXII GOBOLLADA TOGDHEER IYO HARGEISA
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-18T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DOONI KU QARAQANTAY BADDA MEDITERRANEAN-KA EE UU DHAXAYSA MASAR IYO ITALY OO AY KU GEERIYOODEEN 460 QOF OO UU BADNAA UBAXII GOBOLLADA TOGDHEER IYO HARGEISA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments