Dhowmada maalita iyo midda habeenya yaa macaan badan?

Dhowmada maalita iyo midda habeenya yaa macaan badan?


ADVERTISEMENTS
Haweenka qaarkooda waxay aad u kacsadaan maalinta siiba marka ay qorraxda soo baxdo, ninka waxaa laga arabaa inuu ku dadaalo waqtiga ku haboon naagta raaxadeeda.


marka aad naagta u raxayso xiligaas si fiican ayaad ugu raaxaysanaysaa, waayo naagta habeenkii waxaa laga yaabaa inay ka tanbadiso hurdada oo ay hurdayso ama daalka shaqada guriga.


marka habeenka la gaaro waxaa ay dareemaysaa hurdo iyo daal badan oo ka reebi karo macaanka raaxada galmada, marka waxaa lagaa rabaa inaad ogaato xaaskaaga sida ay ka hesho.


si kastaba galmada waxay ku fiicaan tahay marka labada qof ay isla si ay isu fahmi karaan, guurkana macaan ayuu yeelanayaa marka ay galmada jirto, naagaha subaxdii kacsado aad bay u badan yihiin ha moogaanin.





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dhowmada maalita iyo midda habeenya yaa macaan badan?
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-23T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhowmada maalita iyo midda habeenya yaa macaan badan?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments