Daawo:Hees aad u qiiro badan oo Caawa Laga Sameeyay Masiibadii Bada ee ay Dhalintu Ku Dhamatay (Share Garee)

Daawo:Hees aad u qiiro badan oo Caawa Laga Sameeyay Masiibadii Bada ee ay Dhalintu Ku Dhamatay (Share Garee)


ADVERTISEMENTS
Sidaan Lawada Socono  waxaa Kadhacaday Bada u Dhaxeeya itali iyo Masar Masiibo aad u wayan taas oo aan soomaali Horay u qabsan in kabadan 463 qof oo Dhaliyaro Soomaali ah ayaa maanta ku nafwaayay Kadib markii ay Doontii ku qar qantay Bada.



Dhacadaas xanuunka badan waxaa siyaabo kala duwan ooga Hadlay dadka Damiirka Soomaaliyeed uu ku jiro waxa uuna mid waliba ka dhiibto fikir tiraanyo ay kuladhantahay kaas oo uu qof waliba ku cabiray lana qaatay xanuunka walbahaar iyo murugo ee ay Caawa la soo Hoydeen waalidiin iyo Dad Soomaaliyeed oo Farabadan.



Hadaba Dhacadadani waxaa Hees Qiiro iyo laxow Badan kasameeyay mid kamid ah Fananiinta Somaaliyeed taaas oo cud murugo iyo oohin Kaa Keeni ku qaaday Midho aan waxba katagin waxaana Midhahaas ka mid ah kuwo dhalinta Soomaaliyeed lagu gubaabinayo looguna Sheegayo in lama huraanku uu yahay Dhulkeena Hooyo.

HALKAN KADAAWO HEESTA  IYO LAXOWGA BADAN EE DHACADADII  LAGA SAMEYEAY .



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo:Hees aad u qiiro badan oo Caawa Laga Sameeyay Masiibadii Bada ee ay Dhalintu Ku Dhamatay (Share Garee)
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-19T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo:Hees aad u qiiro badan oo Caawa Laga Sameeyay Masiibadii Bada ee ay Dhalintu Ku Dhamatay (Share Garee)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments