DAAWO Waan Xanuunsanahay Mana Haysto Daawo Aan Aheyn Adiga

DAAWO Waan Xanuunsanahay Mana Haysto Daawo Aan Aheyn Adiga


ADVERTISEMENTS
Waxaa ciqaab ah in aad fariin u qorto qof aan aqrineyn fariintaada , in aad sugto qof aan kuu soo socon,in aad jeclaato qof aan ku dareemeyn , in naad u baahato qof aan dan kaa laheyn qaali isku day in aad i dareento.
2-Aad ayaan u xanuunsanahay kaliya ma haysto daawo aan aheyn,malab saaran bishimahaaga , haddii aan waayana waan dhimanayaa.
3- Ha i barin sida aan kuu jeclaanayo maxaa yeelay waaba ku jeclaaday balse kaliya waxaad i bartaa , sida aan kuu heli karo maxaa yeelay waan ku weysanahay.
4-Ha u maleyn tani codka Mobile-kaada oo kugu war gilinaya fariin kuu so dhacday kaliya balse waa qaylo oohin ah oo ka imaaneysa qalbigeyga iyo halboolaha dhiiga oo ku leh waan kuu xiisay.
5-Sahal ma ahan caashaqu
Mar hadduu ku saaqo
Wadnahaana surnaado
Suuradaada wacan baa
Saqda dhexe habeenkii
Sahwi baan dareemaa
Siduu ii saaqay daranaa
Sida aan u surnaa
Saqdi dhexe habeenkii
Barbarkaan u jiifsado
Baryo ka soo kici maayo
Bogga iyo calooshiyo



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO Waan Xanuunsanahay Mana Haysto Daawo Aan Aheyn Adiga
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-30T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO Waan Xanuunsanahay Mana Haysto Daawo Aan Aheyn Adiga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments