Daawo Fanaan Qabsaday Dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ee South Africa Iyo Heesihiisa oo aad Looga Daawado

Daawo Fanaan Qabsaday Dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ee South Africa Iyo Heesihiisa oo aad Looga Daawado


ADVERTISEMENTS
 Fanaan  Soomaaliyeed  oo  Caan  ah  Ayaa  Qabsaday  Dhagaha  Shacabka  Soomaaliyeed  ee  Ku  Nool  Dalka  South  Africa  Waxaana  aaad  Loo  Daawadaa  Heesaha  uu  Ku  Luuqeeyo  Fanaankaasi

Fanaanka  Abduqaadir  Shik-Shik  Ayaa  Heesihiisa  Si  Saa’id  ah  Looga  Daawadaa  Goobaha  Bulshada  Isugu  Yimaadaan  ee  Ku  Kala  yaala  Magaalooyinka   Ugu  Waa  weyn  Dalkaasi  Sida  uu  Soo  Cadeeyay  Barnaamijka  Qiimeynta  Fanka  Soomaaliyeed  ee  Qurbaha

Koox  Wariyaal  oo  aad  Dhanka  Fanka  Ugu  Taba-baran  Ayaa  Soo  Helay  Isbuucaan  In  Soomaalida  Ku  Nool  Dalkaasi  Ay  aad  u  Daawadaan  Heesaha  Banaadiriga  ah  uu  Ku  Luuqeeyo   Fanaankaasi

”Runtii  Fanka  Ma  Daawan Jirin  Mana  Dhagaysan Jirin  Balse  Sanadahaan  Waxaan  aad  u  daawadaa  Hees  Jaceyl  ah  oo   Lagu  Magacaabo  ”Hashiis”  Waxaa  Heestaasi  Ku  Luuqeeya  Xidiga  Abduqaadir  Shik-shik  Ayuu  Yiri  Ganacsade  Abdullahi  Xaaji  Abuukar oo  La  Hadlayay  Barnaamijka  Qiimeynta  Fanka  Soomaaliyeed  ee  Qurbaha

HALKAAN  KA  DAAWO  HEESTA



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Fanaan Qabsaday Dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ee South Africa Iyo Heesihiisa oo aad Looga Daawado
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-14T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Fanaan Qabsaday Dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ee South Africa Iyo Heesihiisa oo aad Looga Daawado



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments